Kuuriyada Woqooyi oo ka qaaday talaabo ka nixisay Mareykanka & xulufadiisa (Sawirro)

Kuuriyada Waqooyi ayaa sheegtay iney sameysay tijaabadii ugu dambeysay ee gantaalada ballastic-ga ee isaga kala goosha qaaradaha taasoo ay ula jeeday in ay sii xoojiso awooddeeda weerar ee nukliyeerka ee ka dhanka ah dowladaha ay xafiiltamaan, iyadoo ku hanjabtay tillaabooyin dheeri ah oo awood leh oo ay kaga jawaabayso dhoolatuska milatari ee la qorsheeyay ee … Continue reading Kuuriyada Woqooyi oo ka qaaday talaabo ka nixisay Mareykanka & xulufadiisa (Sawirro)